berberatoday.com
Wershadii daamurka sowkii mayor Solteco haw la yidhi maaha ee abaarso geeyey by Abdi Mustafe
February 26, 2017 - Written by Berbera Today
Mayorka Hargiesa-Solteco wershadii asphalt ka ama daamurka ee loogu talo galay in laga sameeyo buurta madaarka Hargesa si loogu dhiso wadada ka timaada madaarka sowkii haw la yidhi maaha ee Abaarso la tegay. Wershadu waa tii isku dari lahayd Sibidh + Ciid + dhagax quruurux = Daamur ama asphalt … Markii loo soo jeediyey Solteco in laga dhiso wershada wadada madaarka agteeda kol hadii iyada loo soo dejiyey ayuu diiday uu yidhi abaarso ayaynnu ka dhisaynaa oo iska rogooyinka ayaynnu ku soo daabuli doonaa daamurka wadada madaarka lagu dhisayo. Subxaan. Qofka sheekadaa maqlaa waxa markiiba maskaxdiisa ku soo dhacaysa waagii kacaankii Siyaad barre ay soo jeediyeen in Wershada Sibidhka Xamar laga dhiso dabeed dhagaxa na Berbera agteeda laga soo qaado. Rag wax kala garanayay oo Axmed Xassan Muse oo golaha sare ee kacaanka ku jiray dad uu ka mid ahaa ayaa yidhi waar taasi caqliga ma gasho oo is hor taagay. Hadaba ragii Solteco ku odhan lahaa taasi suurta gal maaha oo uugu horeeyo Mayor ku xigeenka iyo odayada daanta Dunbuluq degaa waxay qaateen lacag oo Mayor Soltelco aya ku seexiyey, dabeedna aad yar ayuu wershadii la tegay Abaarso. Eesh Qiyaasak!!! Waxa markiiba alaabtii wadada madaarka loo soo dejiyey lagaga shaqeeyaa wadada ka baxda buurta kala jeexan ee galbeedka Hargiesa tii madaarkana waxaan macno lahayn baa lagu saydh-saydhiyaa … Yaa salaam. Ictiraaf Somaliland ka dheer inta ay iyadu boqonta is goyneyso. intaa waxa dheer lacagta wadada madaarka lagu dhisi lahaa laba sanadood baa kolba lagu daraayay miisaaniyada oon Mayorku u dhaqaaqin. Iminka markii wasiirka maaliyada la yidhi keen qarash lagu dhisana wey diiday oo waa wadan lagu kala yaacayo oon la isu hanbaynayn. Isku soo xoori oo mayor Solteco  marka aad ku qiyaasta siday Somalidu wax u taqaan waa fariid SOlteco kol haduu wershadii dhul koodii geeyey shaqaalihina reer kooda ka wada dhigay hase yeeshee reer dunbuluq bay wadhidu raacday oo doqmo noday kol haduu wiil yari odayadoodii iibsadey.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews