“Madaxtooyadaydii Murdisooy Lagaa Yaab, Ama Waa La Muuqdaa Ama Waa La Maqanyee Musdanbeedyo Badanee, Magac Iyo Marwaad Buu Xil Macaan Ku Leeyee, Manfacaad Ka Jeceleey”Maansada Muduci Iyo Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame
February 28, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Madaxtooyadaydii Murisoo Lagaa Yaab, Ama Waa La Muuqdaa Ama Waa La Maqanyee Musdanbeedyo Badanee, Magac Iyo Marwaad Buu Xil Macaan Ku Leeyee, Manfacaad Ka Jeceleey”Maansada Muduci Iyo Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame
“Waligiinba Miliqsada Waligiin Ma Guurtada Milyan Iyo Kun Dhaafsada Waligiinba Muudsada Maarkaha Dhinbiisha Ah