berberatoday.com
Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Kanada Oo Safaarada Imaaraadka Ee Magaaldaa Ottowa U Gudbisay Dacwad Ay Kaga Soo Horjeedaan Saldhigga Milatari Ee Imaaraadku Ka Hirgalinayo Berbera
March 3, 2017 - Written by Berbera Today

Ottowa(Berberatoday.com)-Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Canada,  ayaa maanta safaaradda Imaaraadka carabta ee ku taalla Magaalada Ottowa, waxay u gudbiyeen qoraal dheer oo ay ku faahfaahiyeen sida ay uga soo horjeedaan in dawladda Imaaraadku saldhig millatari oo lagaga duulo dalka Yemen ka sameysato magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.

 

Xubno ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee Ottowa, ayaa noo xaqiijiyay inay qoraal toban bog ka koobnaa oo dacwad ah isla markaana ay ku sharraxeen siday uga soo horjeedaan saldhigaas waxay u gudbiyeen safaarada UAE ee magaalada Ottawa.

Jaaliyadu waxay qoraalkooda ku sheegeen in shacbiga Somaliland aanay ogolayn in saldhig millatari laga yagleelo dalkooda oo aanay

caqli gal ahayn in xullafada isu bahaystay dagaalka Yemen ee Sucuudigu horkacayaa ay Somaliland ka weeraraan wadanka Yemen oo khalkhal galin kara marin-biyoodka bada cas babal mandab.

 

Jaaliyadda Canada waxay sheegeen in qoraalkaas diblomaasiyiinta Imaaraadku ka qabteen. Waxaanay jaaliyaddu intaas ku dartay in cimilada qabow darteed aanay suurtogal u ahayn inay bannaan-bax dhigaan, hase ahaatee ay ku guulaysteen inay qoraal dareenkooda ka turjumaya oo dacwad ah ay u gudbiyeen oo ay ugu baaqeen inay ka noqdaan heshiiskaas oo xukuumadda Siilaanyo aanay ka baaraan-degin oo ay qalinka ku duugtay hubsiimo la’aan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews