berberatoday.com
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Waxa Uu Qirsanyahay Oo Aaminsanyahay In Jamhuuriyada Somaliland Tahay Dal Jira Oo Madaxbanaan,Isla Markaana Leh Astaamihii Dalnimo Iyo Dawladnimo,”Axmed Muuse Sakaaro
March 3, 2017 - Written by Berbera Today

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA waxa uu qirsanyahay oo aaminsanyahay in Jamhuuriyada Somaliland tahay dal jira oo madax banaan,isla markaana leh astaamihii dalnimo iyo dawladnimo,

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururku waxa uu u taaganyahay inuu u adeego saxaafada iyo waxaanay xubnihiisu ka shaqaynayaan adeegida danta dalka iyo dadka Somaliland sida ku cad xeerka saxaafada iyo dastuurka Qaranka.Ururka Secja waxa u kala cad duminta dalka iyo Toosinta xukuumadaha jira iyo masuuliyiinta Xililalka loo igmaday. Sidaas awgeed Ururka Secja waxa uu Warbaahinta Somaliland usoo jeedinayaa inay dhawraan Jiritaanka Qaranamimada Somaliland oo ah mid dhib iyo dedaal badan loosoo maray,waxaanu uga digayaa suxufiyiinta in aanay ka shaqeynin Mijaxaabinta iyo duminta qarankan Somaliland . Sidoo kale waxa uu ururka Suxufiyiinta SECJA Xukuumada ku adkaynayaa inay ilaalilyaan qadiyada iyo jiritaanka Somaliland cidii ku xadgudubtana talaabo ka qaado,isla markaana waxaa aanu xukuumada ugu baaqaynaa inay dhawrto xoriyada saxaafada sida waafaqsan dastuurka Somaliland,oo damaanad qaaday xoriyada hadalka iyo saxaafadaba. Allaa mahad leh ar

 

 

 

Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA

Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews