berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Odayaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Mayirka Hargeysa Ka Difaacey Eedo Uga Yimid Beesha Baligubadle,Tageerayna Cashuurta Uu Ku Kordhiyey Sharaabka SBI Ee Geele Arab Iyo Mayarka Berbera Oo Ay Ugu Baaqeen Inuu Cashuurtaas Qaado
March 4, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Qaar katirsan Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Magaalada Berbera Kula Hadley Warbaahinta Madaxabanaan Ayaa Mayirka Magaalada Hargeysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Soltelco Ka Difaacey Eedo uga yimi Beesha Baligubadle iyo Xaafada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa , iyagoo Dhinaca kalena Maayirka Ku Tageeeray Cashuurta uu Ku Soo Rogey Shirkada Sharaabka SPI islamarkaasina ugu Baaqey Masuuliyiinta Warshadaasina inay iska bixiyaan Cashuurtaasi Ku Waajibtey Madaamoo Caagadaha Sharaabkaasi ay Dhaliyeen Khashin badan oo Waxyeelay Bilicda Caasimada Hargeysa

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews