berberatoday.com
Maansadan waa Maanso cusub oo la yidhaahdo ( Maararaw )Iyo Abwaan Siyaasi Sacad Cali Kaahin
March 4, 2017 - Written by Berbera Today

Maansadan waa Maanso cusub oo la yidhaahdo ( Maararaw ) Waxaanay soo baxday 04/03/2017
Waxaanay la safantahay maansadii Mudici ee Abwaan Xasan Daahir weedhsame

Mililikiyo hurgumadii
Hadii uu mandaraq iyo
Weedhsame magliga daray

Anna Inaan majarafaddo
Ku Midh tuuro weeyee
Shacab maahsanaw Maqal

Mooyahan gunta u dheer
Midhaa lagu shukulayaa
Tibtu ay mugleedahay
Madaxaaga weeyee
Ismoogaantu waa Maxay?

Dantaa Maararaw iyo
Been looma mehershoo
Runta lagama meeree
Addoon mooska duminayn
Nabad lagama maarmee
Mukulaashan hororkaa
Dhiig miiratadan jaan
Maya inaad tudhaahdaa
Maxay kuugu adagtahay?

Ciilkiyo madhuudhyada
Addoo dibinta mood iyo
Maydhax iyo kadhigay liif
Baaska maqasha kaa cunay
Maxaad uga mabsuud tahay?

Addoon muruqa diidmada
Midna aanu kaa siddan
Legdin lagugu Mari Karin
Murugada catiiqaa
Maxaad ula mataan tahay?

Dadyaw mooshin quutaha
Magacaagii faasaxay
Maxaad ugu mildhaantaa ?

Shacabyahaw midhkaagiyo
Muunadaada Quruxdiyo
Meel dheer kagaratada
Mudka bahalka kaa gala
Ninka maalintaw daran
Maareeya taadee
Kaamoosa darayadda
Addna hiilka kaamudan
Marka meel madaw iyo
Jeel lagu maxbuusana
Sidii Maxamed oo kale
Maxaad mooyi moogaha
Suuqawla meertaan?
By sacad Cali kaahin plucky lasoco,,,,,,,,,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews