berberatoday.com
Maxaad Kala Socotay Waftiga Raaca Boqorka Sucuudiga Xiliyada Uu Safarada Dalka Debediisa Ubaxayo Iyo Shaqaalihiisa Gaarka Ah+Daawo Sawirada
March 4, 2017 - Written by Berbera Today

Jakarta(Berberatoday.com)-Boqorka Sacuudiga Salman Binu Cabdulcasiis Alsucuud oo 81 jir ah, waxaa maanta booqasho sagaal maalmood ah uga bilaabatay dalka ugu dadka badan dunida Muslimka – Indonesia.
Boqorka wafdigiisa oo degay afar hotel oo ku yaal caasimadda Jakarta wuxuu ka kooban yahay wafdigu 1500 oo qof oo ay ku jiraan 25 amiiro iyo tiro wasiirro ah.
Wuxuu wataa 459 tan oo boorsooyin ah, baabuur u gaar ah, jaranjarooyinka dayaaradaha oo soconaya oo dahabi ah. Waxaa la socda in ka badan 150 shaqaalaha cuntada kariya oo 24 saac shaqeynaya.
Waxaa loo diyaariyay toban kun ciidan ah oo ammaankiisa waardiyeynaya.
Markii ugu dambeysay ee boqor Sacuudi ah uu booqdo Indonesia waxay ahayd 47 sano

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews