“Waxan Ka Xumahay In Faysal Cali Waraabe Noqdo Qol Baashe Kiraystay”Marwo Faadumo Siciid”Daawo Muuqal
March 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha arimaha dibada ee musharax Cabdiraxmaan Ciro
waxaa ay sheegtay in iyada oo ku hadleysa afka xisbiga Waddani ay si kal iyo laab ah ay u soo dhaweynayso mudaharaadki dhawaan ka dhacay magaalada London ee laga soo hor jeeday saldhiga Military ee dawlada Imaraadka laga siiyey magaalada Berbera
Sidoo kale waxaa ay sheegtay marwo Faadumo Siciid in gudoomiyaha xisbiga UCID uu noqdey qol uu kireystay safiirka dawlada imaraadka u fadhiya Somaliland AMB Baashe Cawil waa sida ay hadalka u dhigtaye