“Dawlada Maanta Berbera Iibisay .Hadii Laba Sano Loo Kordhiyana .Berina Dadkay Iibinaysaa”W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
March 5, 2017 - Written by Berbera Today
“Dawlada Maanta Berbera Iibisay .Hadii Laba Sano Loo Kordhiyana .Berina Dadkay Iibinaysaa”

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Maxamed Xuseen Halwed oo kamida fanaaniinta qurba joogta ah ee Somaliland hadana ku sugan magaalada Hargaysa ayaa bartiisa uu kuleeyahay shabakada bulshadu ku kulanto ee Facebooka qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo xaalada wadanku maraayo iyo ilihii dhaqaalaha dalka oo Xukumada Madaxweyne Siilanyo wada iibisay ayaa waxa uu qoraalka uu soo dhigay bartiisa facebooku udhignaa sidan”
Waxaan Taa Uga Socdaa. Dawlada Maanta Berbera Iibisay .Hadii Laba Sano Loo Kordhiyana .Berina Dadkay Iibinaysaa