berberatoday.com
Madaxweyne Trump Oo Sheegay In Telefoonkiisa La Dhegaysto Iyo Cida Dhegaysata Oo Uu Ku Dhawaaqay
March 5, 2017 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Trump ayaa ku eedeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa telefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore.

Image may contain: 1 person, sitting and suit

 

 

Mr Trump oo fariimo qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter ayaan soo bandhigin wax caddeyn ah.

 

Xubnaha xisbiga Dimuqraadiga ayaa u eedeeyay Trump in uu indhaha shacabka ka leexinayo baaqa ah in baadhitaan madax bannaan lagu sameeyo, xdhiidhada aan caadiga ahayn ee la tuhunsan yahay in dadka ka ag dhaw ay la yeesheen saraakiil Ruush ah.

Dhankakle afhayeenkii Madaxweynihii hore Kevin lewis ayaa sheegay in aysan jirin Obama iyo cid ka tirsanayd Aqalka Cad oo amartay in muwaadin Maraykan ah in si sir ah loo dhageysto telefoonkiisa.

Mr Lewis afhayeenkii Obama ayaa intaas raaciyey in ay been tahay wax alaale iyo wixii sheegaya eeda caynkaas ah

Halkan Hoose Ka AKhriso Qoraal Uu Twinter ka soo dhigay Trump

Image may contain: 1 person

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews