berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waxii Kala Qabsadey Muuse Biixi Iyo Saxaafada + Su,aashii Badeshay Dareenka Muuse Ee Uu Saxafigu Weydiiyey + Ficilkii Uu Kaga Dareen Celiyey
March 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa

madaxweyne ee xisbigaas ayaa maalinti shalay aheyd mar uu u muuqdey mid saxaafada ka dhuumanaya waxaa ay si kadis ah u kulmeen saxafiyiin ka tirsan telefishanka Saab Tv

Image may contain: 2 people, eyeglasses and suit

 

 

Saxafiyiinta ayaa waxaa ay Muuse Biixi weydiyeen sida uu u arko go,aankii ay shalay guurtidu ka gaadhey arimaha doorashooyinka ee muddo kordhinta ku sameeyen 

 

Muuse Biixi waxaa uu si kooban su,aashaas uga jawaabey waanu soo dhaweynaynaa Balse Musharaxa ayaa waxaa uu si kulul u dhibsadey isla markaan bedeshay dareenkiisii Su,aal uu saxafigu weydiiyey oo aheyd in aanu madaxweynuhu raali ka aheyn muddo kordhintaas isla markaana uu Saylici madaxweyne noqon Doono hadii uu madaxweynuhu is casilo

” Aniga Su,aashaas ha i weydiinin , maad aragtey madaxweynihii adigu , maxaad noo sheegaysaa adigu ” ayuu Muuse Kaga Dareen Celiyey Su,aashii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas

https://youtu.be/UMA8bUSc6LU?t=4

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews