Daawo Muuqalka”Taariikh Aan Hore Loo Ogeyn Oo Maanta Laga Helay Buur Ku Taala Duleedka Magaalada Berbera Iyo Wafti Wasiiro Ah Oo Halkaasi Gaadhey
March 8, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera*Berberatoday.com)-Buur dhinca koonfureed kaga beegan magaalada Berbera ayaa
waxaa laga helay taariikho iyo raadada fac weyn oo ka soo jeeda ku dhawaad 5 kun oo sanadood
Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada deeganka Khadar Xaaji Yuusuf iyo cilmi baadhayaal ka socda dalka Spian ayaa maanta halkaasi gaadhey s ay baadhis ugu sameeyaan goobtan