PHD Bilaash kumaan qaadan adeer…….sheeko xiiso leh..
March 8, 2017 - Written by Berbera Today
Macalin ayaa maalin isagoo arday cashar u sharaxaya ayaa waxa galaaska ka baxday #Foodhi kadibna intuu sharaxii Joojiyey ayuu dhahay yaa foodhyey ardaydi Cidna umay jawaabin kadibna sharaxiisii ayuu iska watay hadana #foodhi kale ayaa baxday markaasu intuu joojiyey sharaxii dhahay yaa foodhyey cidna umay bixin kadibna intuu sharaxii joojiyey ayuu dhahay maanta halkaas haynoogu joogo casharku lkn waxan raba intaanan bixin inaan idiinkaga tago sheeko xiiso badan
markaasu dhahay xalay labo indhood isku maan kee ninoo hurdo ayaa ii iman wayday kadibna intaan kacay ayaan gaadhigayga kaxaystay kadibna anoo wadada maraya ayaan arkay inan #qurux badanoo wadada dhinaceeda taagan oo gacanta ii haadinaysa kadibna waan qaado markaanu marayo halkay rabtay ayey tidhi walaal ii joog waan u istaagay way dagtay kadibna waxaan ku dhahay Dee salaama indre Magacaaga isoo #taraarixi markaasay igu dhahday magacayga kuuma sheegayoo waxaad jaamacada u dhigtaa walaalkayoo waliba #foodhida ayuu aad u jecel yahay
markuu sheekadii halkaas marinayo ayey #ardaydii markaliya wada eegtay Ardaygii Foodhyey
Intuu Qosol u dhacay macalinkii ayuu dhahay Adeer dibeda ubax ma waxaad mooday inaan Bilaash u qaatay PHD da
HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH…
Xigasho:Sultan Cumar Keyse