Baarlamaanka Dalka Israel Oo Meel Mariyey Sharci Ka Hor Imanaya Diinta Islaamka
March 9, 2017 - Written by Berbera Today
Israel(Berberatoday.com)-Waxa golaha baarlamaanka Israel shalay Arbacadii ka dhacay
muran cadho leh, ka dib markii goluhu mabd’a ahaan u aqbalay in la ansixiyo xeer mamnuucaya cod-baahiyeyaasha goobaha diimaha.
