berberatoday.com
Dhaliil kusocota wadaadada iyo Ganacsatada Somaliland W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
March 9, 2017 - Written by Berbera Today

Wadaadada Somaliland iyagaa jecel in Abaari dhacdo si ay carabta Usoo dawersadaan,
Ganacsatada Somaliland Waxay sugaan markab ay carabtu keento oo sida inka yar 2 million Halka ninkasta bixiyey $200kun dhamaantod Waxa lagu leeyahay sako kabadan $10 millions Haduu yahay Dahabshil, some cable, Oomaar, indhadeero, Telecom, ina Xarbi, iyo qaarkale Oo badan dhamantood Waxay rabaan in ganacsigoodu gaadho guud Ahaan dalka dadkan iyagaa ka shaqaysta mana jirto dawlad wax uga qaada umada iyaguna garasho Yeelan Waaye Xalku Muxuu Noqonaya?
Qaarkood Markay isku Dayaan Inaysameyaan Dhaqdhaqaaq Caawimadoodu ma dhaafto hargaysa iyo hareeraheeda galbeedka Waxay Ku egyihiin Ilaa gabilay Bari ma dhaafan Dacarbudhuq koonfurna ma dhaafaan faraweyne waqooyina ma dhaafaan Baliga Cas meeyey Dalka Intii kale Bari Oo dhibku haysto abaarta ugu xumina ka jirto lamaba salaamin,
Hadaba kuwa kale garanaye Meeye ganacsatadii u Dhashay gobalada Bari Ee Somaliland!!!!????

 

 

W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews