“Kuwii Ina Xukumayey Keeg Bay Cunayaan Oo Isku Casuumayaan, Lacag Lama Hayona Way Ku Leeyihiin…”Prof. Cabdisalaan Yaasiin
March 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdisalaan Yaasiin oo katirsan madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa sheegay inay jiraan abaaro aan la dareen sanayn oo aan ahayn midda muuqata ee roob la’aanta ka dhalatay.