berberatoday.com
Maxkamad Ku Taalla Dalka Hindiya Oo Macallin Jaamacadeed Ku Xukuntay Xabsi Daa’in.
March 9, 2017 - Written by Berbera Today

Mumbai(Berberatoday.com)-Maxkamad ku taalla dalka Hindiya ayaa xabsi daa’in ku xukuntay macallim jaamacadeed iyo afar qof oo kale.

macaliin

Waxaa lagu eedeeyay inay gacan siinayeen koox mucaarad ah oo lagu magacaabo Maoist oo “qalalaaso sameysa”.

Prof Saibaba oo bare ka ahaa jaamacadda Delhi, waxaa la xidhay seddax sano ka hor, waxaana mar lagu siidaayay lacag damiin ah.

Mucaaradka Maoist waxay sheegayaan inay u dagaallamayaan maamul shuuci ah iyo in ay raadinayaan xuquuqda qowmiyadda iyo dadka fuqarada ah.

Qoyska Saibaba ayaa qorsheynaya in ay racfaan ka qaataan xukunka lagu riday ee ah cimrigaa haku furto ama xabsi daaim

Maxkamad ku taalla gobolka Maharashtra ayaa Prof Saibaba iyo afar qof oo kale ku heshay “dembi ah khiyaano qaran iyo inay abaabuleen weerar ka dhan ah qaranka”.

Garsooraha wuxuu sheegay in “in kastoo uu yahay naafo, in hadana maskax ahaan uu fiican yahay”.

“Xukunka xabsi daa’inka maahan mid ciqaab ugu filan kuwa la eedeeyay”, ayuu garsooraha hadalkiisa ku daray.

Prof Saibaba wuxuu horey ugu safray gobolka Maharashtra, wuxuuna si aan qarsoodi ahayn uga soo horjeestay militariga iyo maleeshiyaad dagaal kula jira mucaaradka Maoist.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews