berberatoday.com
Warbixin:- Maxaa Ka Taqaana Wasiirada Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Ee Xukuumada Siilanyo Ka Tirsan Ee Wali Xilka Laga Qaadin Iyo Asbaabaha Xilka Looga Badali Layahay +Shaqooyinka Dadban Ee Xukumada U Qabtaan+Xasuusaha Aan Waligood Tirmayn Ee Xukuumada Siilanyo Ku Reebtay Qalbiyada Shacabka Reer Berbera:-Diyariye Suxuufi Sidiiq Carab
March 9, 2017 - Written by Berbera Today

Warbixin:- Maxaa Ka Taqaana Wasiirada Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Ee Xukuumada Siilanyo Ka Tirsan Ee Wali Xilka Laga Qaadin Iyo Asbaabaha Xilka Looga Badali Layahay +Shaqooyinka Dadban Ee Xukumada U Qabtaan+Xasuusaha Aan Waligood Tirmayn Ee Xukuumada Siilanyo Ku Reebtay Qalbiyada Shacabka Reer Berbera:-Diyariye Suxuufi Sidiiq Carab

Berbera(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland Ee Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Axmed Max’ed Max’ud (Siilanyo) Oo Xilka Talada Dalka Ee Madaxweynaha Kala Wareegay Xukuumadii Daahir Riyaale Kaahin Sanadkii 2010 Madaxweyne Axmed Max’ed Max’ud (Siilanyo) Ayaa wakhti Xaadirkan Ka Dhamaatay Mudo Xileedkii Loo Dortay Hogaaminta Somaliland Isagoo Wakhtigan Kursiga Madaxweyne Nimo Ku Fadhiya Mudo Kordhino Loo Sameeyay Xukuumadiisa Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Siilanyo Ayaa Markuu Xilka Madaxweyne Nimo Ka Dego Xasuuso Badan Ku Reebi Doona Quluubta Shacabka Samaliland Iyadoo Gobolada Ugu Waa Weyn Somaliland Ee Burco,Berbera,Borama,Ceerigabo Dadka Deeganka Ee Ka Soo Jeeda Gaboladaas Ay Xasuus Iyo Raad An Waligeed Hadheyn Ku Reebi Doonta Qalbiyadooda Xukuumadan Madaxweyne Siilanyo Ayaanay Marnaba Xasuusta Shacabka Ka Madhneyn Hababka Iyo Sida Xilalka Wasiirnimo,Wasiir Ku Xigeeda Iyo Agaasimayaasha U Magacabo Iyo Sida Xilaalka Uga Qaado Masuulintaas Oo Qaar Kale Ugu Badlo Wasiirada Iyo Wasiir Ku Xigeenada,Agaasimasha,Saraakiisha Ciidamada Iyo Masuulinta Kale Ee Uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Max’ed Max’ud(Siilanyo) Ilaa Iyo Maalintii Loo Dhariyay Jagada Kursiga Madaxweynimo Ayaa Inta Badan Sanad kasta Isku Shadheyn Ku Sameeya Masuulintaas Isagoo Madaxweynuhu Isku Shadheynta uu Sanad kasta Ku Sameynayo Wasiiradisa Ka Reeba Shan(5) Wasiir Oo Isku Hayb Yihiin (Reer) Marka Laga Reebo Wasiirka Hore Madaxtooyada Somaliland Xirsi X Cali Xasan Oo Shaqada Wasiirnimo Isagu Iskii Isaga Casilay Waxaa Kaloo Isku Shadheyntaas Dhinaca Haysa Wasiiro Iyo Wasiiro Ku Xigeeno,Agaasimayaal Iyo Masuulin Kale Oo Aan Xilka Laga Badalin Ilaa Maalintii Madaxweynahu U Magacabay Xilkaas Kuwaas Oo Ku Jira Lama Tabtayaasha Xukuumada Siilanyo Kana Soo Jeeda Dadka Degan Ahaan Deeganka Gobolka Saaxil Isku Shadheyntan Aan Lagu Sameynan Wasiiro Iyo Wasiiro Ku Xigeenada Ka Soo Jeeda Degaanka Gobolka Saaxil Ayaan Aheyn Mid La Mid Ah Shantii Wasiir Ee Madaxweynaha Isku Haybta Yihiin Laakin Se Sirta Ka Danbeysa In Xilka Laga Qaadi Waayo Wasiradan Iyo Wasiiro Ku Xigeenada, Agaasimayshan Oo Isku Shadheyntu Ku Dhici Weydo Masuulintan Ka Soo Jeedka Gobolka Saaxil O Markay Isku Shaadheyntu Ku Dhacdo Ay Tahay In xilka uu Hayo Laga Badlo Oo Loo Badalo Xilal kale oo La Mid Ah Lo Dhiibo Ayaa Ah Mid Qiso Badan Ku Duugan Tahay Taas Oo Xasuuso Badan Ku Reebi Dona Dadka Degaan Ahaan Soo jeeda Gobolka Saaxil Iyo Nawaaxigeed Kuna Xasuusan Donan Xukuumadii Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Siilanyo Iyo Masuulinta Xilalka Kale Duwanka Ka Haya Xukuumada Ee Ka Jeeda Gobolka SaaxilIyadoo Dadka Reer Berbera Aanay Marnaba Ilaabeyn Xukuumadan U Hogaanka U Hayo Madaxweyne Axmed Max’ed Max’ud (Siilanyo) Xukuumadaas Oo Ku Caan Baxday Wareejinta Iyo Iibinta,Kireynta Ilihii Dakhliga Dalka Somaliland Ee Ku Yaalay Gobolka Saaxil Dadka Ku Dhaqan Gobolka Saaxil Ayaa Banaan Baxyo Ay Ku Diidan Yahiin In La Wareejiyo Hantida Qaranka Ku Dhigay Berbera Taas Oo Ganacanta Loo Galin Doono Shirkado Macaash doonKa Iyadoo Aan Marnaba Faa’ido Aan U Laheyn Qaranka Iyo shicibka Somaliland Hantidan Qaranka Ee Berbera Ku Taalay E Dadweynaha Reer Berbera Ilaweyn Marnaba Xasuustodan Ka Go’eyn hababkii Loo Loga Saaray Gacanta Dawlada Xukumaduna Ula Dhaqantay Markay Wareejinasay Ee Ku Warenaysay Shirkadaha Ajaanib Ah Iyo Kuwa Dalka Laga Leeyahay Oo Macaash Doona Taas Oo Xukuumada Inta Badanba Ay Dadka Reer Berbera Ee Ka Hadla Kana Soo Hor jeedsada In La Wareejino Hantida Qaranka Ee Ku Yaala Berbera Ee Loo Gacan Galinaayo Shirkado Faa’ido Doon Ka Ah U Adeegsata dadkaas Wasiro Iyo Wasiiro Ku Xigeenayal,Agaasimayaal Xilka Laga Qaadeyn Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Kuwaas Oo Xilalkood Ilaashanaya Oo Ilaaway Hantidii Qarankee Ee Ka Dhexeysay Umada Somaliland Xadhig Iyo Cago Jugleyn Iskugu Dara Dadka Banaan baxa Ama Ka Soo Horjeed Sada Amaartina Xukumada Xukumadan Wakhtigeedu Gaabsiga Yahay Waxay Dadka Reer Berbera Ku Xasuusan Doonan Siday U Shaqo Tirtay Kumaan Dadweyna Ah Oo Meelihii Ka Shaqeyn Jireen Shirkado Lagu Wareejiyay Shirkadahaasina Shaqadii Ka Wada Eryay Waxaa Kaloo Lagu Xasuusan Doonan In Hantida Qaranka Ee Somaliland Ay Wada Laheyd Shirkada Macaash Doonan Ku Wada Wareejisay Meelaha Xukuumada Somaliland Wareejisay Shirkado private oo Berbera Ku Yaala Waxaa Ka Mid Ah 1.Dekeda Berbera Oo Lagu Wareejiayay Shirkada Carbeed Dp World Oo Iyadoo Mudo 3 Cisho Haysta Shaqaale Eriday Gaadhaya 230 2.Negfishtii Berbera Oo Lagu Wareejiyay Ina Xarbi Oo Ah Ganacsade Macaash Doon Ah oo Reer Somaliland ah 3.Warshadii Laydhka Ee Berbera Taas Oo Lagu Wareejiyay Shirkad Macaash Doonan Faa’ido doona, dana u Laheyn Shacabka Berbera Iyo Somaliland 4.Madaarkii Berbera Oo Imaka Kawaanka Saaran Lana Doonayo Ina Saldhig Milatari Laga Dhigo xukuumaduna Geed Gaaban Iyo mid Dheer U Fuushay Siday Madaarka Uga Dhigto Saldhig Milatari Dadka Reer Berbera Iyo Shacabka Somaliland Gudo Iyo Dibadba Sid Xoogan Uga Soo Horjeedan 5.Warshadii Sibidhka Taas Oo Dadka Reer berbera Si Xooga Uga Soo Horjeedsadeen In Shirkada Lagu wareejiyo Ilaa Imika Xukuumada Somaliland Reer Berbera Ay Ka Wareejisay Masuulinta Xilalka Ka Haya Xukuumada Somaliland Ee Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Ee Labadalin Ee Loo Haysto Wareejinta Meelaha Khayraadka Berbera Ku Taala Wasiir Sacad Ali Shire Wasiirka Arrimaha Dibada Cali Max’ed Cilmi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Cali Dhagoole Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada Saleeban Siciid Cali Agaasimaha Guud Diinta Awqaafta Max’ed Aaden(Ilkacase) Agaasimaha Arimaha Bulshada

 

 

La Soco Qaybaha Danbe

Diyaarintii:- Suxuufi Sidiiq Carab Saleeban Sidiiq444@Gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews