berberatoday.com
Libaax Bari Xanuunsaday Ayaa Waxa Dawada Xanuunkiisa La Doontay Dacawo?” W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
March 10, 2017 - Written by Berbera Today

SHEEKO

Waxaa La Yidhi Libaax Baa Beri Dawaco Lakulmay Libaaxii Wuxuu Dacawadii Ku Yidhi Waan Xanuunsanayaa
Dacawadii Ayaa Tidhi Anaa Garanaaya Dawadaada
Libaaxii Wuu Yidhi Waa Maxay
Dacawadii Waxay Tidhi Dawadaadu Waa Maskax Dameer . Libaaxii Wuxuu Yidhi Sideebaan U Heli Karaa Maskax Dameer
Dacawdii Waxay Tidhi Anaa Kusoo Khiyaamaynaya Ee Dameerku Markuu Kuu Yimaado Hawshaada Qabso
Ok Ayuu Yidhi Libaaxii
Dacawadii Ayaa Dameerkii U Tagtay Waxay Ku Tidhi Ina Keen Maanta Libaax Baynu La Soo Shiraynaaye Daneerkii Wuu Soo Raacay Markii Ay Libaaxii U Yimaadeen Ayuu Libaaxii Markiiba Ku Booday Dameerkii . Dameerkii Wuu Ka Fakaday Libaaxii
Dacawadii Ayaa Dameerkii Ka Daba Tagtay Oo doonaysey In Ay Mar Labaad Soo Khiyaamayso Waxay Ku Tidhi Dameerkii Libaaxu Waxbuu Kuu Sheegayee Adigaa Si Kale U Qaatee Ina Keen
Mar Labaad Ayey U Keentay Libaaxii
Libaaxii Wuxuu Is Yidhi Markii Horuu Kaa Baxsaday Dameerkuye Iminka Si Wacan Uga Buuxso
Libaaxii Dameerkiibuu Qoorta Kalla Jebiyey Markiiba Madaxii Dameerka Iyo Halkii Maskaxdiisu Ka Dhaweyd Ayuu Abaaray Libaaxii
Markii Uu Madaxii Dameerka Laba Ka Dhigay Ayuu Maskaxba Ka Waayey Dameerkii
Libaaxii Dacawadii Ayuu Waydiiyey Dawacooy Maxaad Ii Lahayd Dameerka Maskaxbaa Ku Jirta Dacawadii Intay Iska Dhaqaaqday Qunyar .Ayey Libaxaaxii Ugu Jawaabtay Oo Hadii Maskaxi Ku Jirto
Maysagaa Mar Labaadba Kugu Soo Noqon Lahaa

Waxaan Uga Socdaa Bulshada Reer Somalilandeey Xisbiga Kulmiye Hadii Maskaxi Ku Jirto Mar Labaadba Ismuu Soo Sharaxeen

 

 

W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews