culimada waa weyn ee reer Somaliland oo mar kale si adag ugaga hadley arinta Saldhiga Berbera
Sheekha ayaa waxaa uu sheegay in heshiiskaasi yahay Digo iyo Dambas mar hadii ay xukuumadu qarineyso waxii ay kula soo heshiisay dawlada imaraadka isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in aanay marnaba aqbali doonin