berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Wax Talaaba Ka Qaadin Ganacsade Duleedka Dekeda Berbera Ee Bada Buuxiyay +Khataraha Iyo Saamaynta Ay U Keeni Karto Dekeda Berbera W/Q Wariye Sidiiq Carab Saleebaan
March 11, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Magaalad Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Oo Sanadihii u dambeeyay ay ka dhaceen arimo badan oo xasaasi ah ayaa Wakhtigan U Muuqda Mid Xasiloneya Inkastoo Ayaamahan Ay Xukumada Somaliland Uu Damac Ka Jiro In Madaarkii Berbera Laga Dhigo Saldhi Milatir Taas o Dadka Reer Berberana Aanay Ogeleyn Saldhigaas Militari
Ayaa Waqtiyadaa Ay Kacsanaayeen Arimaha Xasaasiga Ahi Oo Wajiyo Badan Ay Laheyd Ayaa Rag Badan Ganacsato Ahi Ay Uga Fa’iidaysteen Waxyaabihii Danta Guud Ahaa ee uu Baahnaa In La Illaaliyo Kuwaas Oo Ka Dhigay Hantiyo Ay LeeyihiinCapturerrr_Fotor_Collage_Fotor
Mid Ka Mid Ah Ganacsatayaasha Ugu Waa Weyn Oo Shirkadiisa Loo Yaqaano XARBI oo Xaruntooda Ugu wayni tahay Berbera Ayaa Si Qaldan Uga Faa’iidaysatay Bugcad Dhul Badeed ah oo Khatar Badan U Keeni Karta Dekada Berbera Ee Ay La Wareegtay Shirkadii Carbeed Dp World Dhulkaas Intuu Ganacsadahan Uu Iibsaday Dhul U Dhaw Bada Uu Buuxiyay Markii Danbe Buuxin Lagu Qiyaaso 500Mitir Arimahaas Oo Uu Garab Ka Helayo Masuulin Ka Tirsan Xukuumada Somaliland
Waana Markii Ugu Horaysay ee Taariikhda Xukuumadi Arintani Dhacdo
Iyadoo markaan Indhahaagu Aad Ku Arkeysid Markaad Bookhtid Meeshas In Laashashkii Bada Dhexdeeda yaalay Oo Sidii Loo Buuxin Loogu waday Bada Badhtamaheeda Marayso Laashashkiina Gaadhay
Sidoo Kalena Waxay Goobtan Ay Aad Ugu Dhaw dahay Oo Khatar Ku Tahay Labada Meelod Oo Mihii Inoogu Ah Qarankeena Somaliland Labadaa Bugcadaas Oo Kala Ah Dekedii Iyo Saldhigii Ciidanka Bada Qiyaas Ahaan U Jirta Meelahaas 1500Mitir
Marka Laga Imaado Badan Uu Buuxinayo Ganacsadahan Ina Xarbi Ayaa Waxa Hore Xukuumada Somaliland Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Axmed Max’ed Max’ud siilanyo Ay Hore U Siisay Oo Hanti Uu Leeyahay Ka Dhigtay Xaruntii Kaluumaysiga Berbera Dekedii Taas Oo Lo Odhsn Jiray NEG FISH
Iyadoo Intii Ay Jirtay Taariikhda Somaliland Ay Ogolaato In dhulka U Dhadhaw Dekeda Berbera Uu Ganacsade Dhisto Badan uu Buuxiyo
Diyaarintii

 

 


Suxuufi Sidiiq Carab
Sidiiq444@Gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews