Daawo,Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Sweden Mudane Fuaad Kaamil Ciise ayaa khudbad Quluubta Taageerayaasha Ruxday kajeediyay Xaflad ah kusoo dhaweynayeen Taageerayaal iyo Masuulyiin kasoo jeeda Garabkii New Ucid oo ku biiray Xisbiga New Ucid Gaar ahaan Garabkii Jamaal Cali Xuseen.
March 12, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Stockholm(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Sweden Mudane Fuaad Kaamil Ciise ayaa khudbad Quluubta Taageerayaasha Ruxday kajeediyay Xaflad ah kusoo dhaweynayeen Taageerayaal iyo Masuulyiin kasoo jeeda Garabkii New Ucid oo ku biiray Xisbiga New Ucid Gaar ahaan Garabkii Jamaal Cali Xuseen.