“Xilka UU Madaxweyne Siilanyo Ii Magacaabey Mid Aan Doontey Muu Aheyn , Ugumana Guul Wadeynaayo”Masuul Ka Tirsan Xukuumada Siilanyo
March 12, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha wasaarada ciyaaraha Somaliland Maxamed Yuusuf Dhameebe ayaa waxaa uu sheegay in xilka uu madaxweyne Siilanyo u magacaabey aanu aheyn mid uu isagu ka doontey xilkaas
Sidoo kale agaasimaha ayaa waxaa uu si cad u sheegay in xilkaas uu madaxweynuhu u magacaabey aanu sabab u noqon doonin in uu madaxweynaha ugu guul wadeeyo.