berberatoday.com
Markab Kuwa Koontinarada Xambaara Ah Oo Ka Goostay Dekedda Berbera Kadib Markii La Waayay Shaqaale Ka Shaqeeya Iyo Koonteenaro Badeecadi Ugu Jirtay Ganacsatada Somaliland Oo Dib Uu Ula Tagay
March 13, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Markab Continer ship ah oo Loo Balansanaa In Shalay gelinkii hore lagu roggo Koonteenaro Badeecado kala duwani Ku Jiraan ayaa markii ay bilowdeen rabshadaha Mudaharaadka ah ee shaqaalaha Dekedda Berberi sameeyeen waxa uu ka Goostay marsada caalamiga ahayd ee Habada Dekedda Berbera oo ku xidhnaa isaga oo ushiraaqday ndhinaca Dalka Isutaga imiraatka carabta oo uu Markii hore ka yimi.

Markabkan Continer ship ah, ee ka goostaya marsada Dekeda Berbera oo lagu magacaabo M/V Barma ayaa ahaa kuwa Koontinarada qaada, isla markaana iskaga kala gooosha dalal badan oo Africa u badan. Markabkan ka shiraaqday Dekedda Berbera ayaa sababta u baxsadday isagoon rogin badeecadii Koontinarka ahayd ee uu u siday dadka reer Somaliland. Sidoo kale, waxa uu Markabkani ka taggay Koontinaro faaruq ah oo ah oo la damacsanaa in lagu raaro oo la celiyo.

Lama ogga inuu Markabkaasi dib usoo laaban doono iyo in kale, hase-yeeshee xaaladda amni ee shalay ee magaaladda Berbera ayaa sababtay in Markabkaasi ka goosto Marsadda Berbera oo ku roggaayey badeecad.

Si kastaba ha ahaatee, shalay waxa magaaladda Berber aka dhaacay Mudaharaad balaadhan oo ay sameeyeen shaqaalaha Dekedda Berbera , kuwasoo ku mudaharaadayey amaro ay qaadankari waayeen oo ay kusoo rogtay shirkadda Xukuumadda u gacan gelisay Maamulka Dekedda Berbera.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews