berberatoday.com
Ninka Xeebta degen oo tobanka caruurta ah ku haysa magaalada Berbera oo Gurigiisa Qaboojiye ama Marawaxad ku xidhan tahay ee Ubadka iyo Ooriyihu rabaan inay cabaan Biyo Qabow Waxbarasho Caruurta iyo Caafimaadkii Qoyskuna laga sugaayo adeegii kalena u dheer yahay haddana la leeyahay 1500,000 ama 170 Bisha dhan mushahar ahaan W/Q Maxamuud Axmed Baar-cad
March 13, 2017 - Written by Berbera Today

Ninka Xeebta degen oo tobanka caruurta ah ku haysa magaalada Berbera oo Gurigiisa Qaboojiye ama Marawaxad ku xidhan tahay ee Ubadka iyo Ooriyihu rabaan inay cabaan Biyo Qabow Waxbarasho Caruurta iyo Caafimaadkii Qoyskuna laga sugaayo adeegii kalena u dheer yahay haddana la leeyahay 1500,000 ama 170 Bisha dhan mushahar ahaan ha u qaado nimankan Carabtuna malaayiin haka dheefsadaan dee malaha Caqli saliima ma qaadan karee Minalaahida ayeynu ka dubaysanahay.

Dawlada waajibka Koobaad ee saarani waa daryeelida muwaadiniinta ay Talada u hayso, Muhiimada koobaad iyagaa leh oo hadiiba dheef iyo sad bursiiyo la soo hadal qaado iyagaa mudan in loogu horaysiiyo taas ayaa Aakhiro iyo Aduunba lagaga xisaabtamayaa laakiin Saaka Muwaadiniintii xaqa iyo Xuquuqda koobaad lahaa ayaa la rubad gooyey oo Shirkad shisheeye intay ciidoodii Alle ku uumay ugu timi Cunaha qabatay ilayn Ciil uma dhimatid!!!!!!

 

W/Q Maxamuud Axmed Baar-cad 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews