Waan Soo Dhaweynayaa G,aankaa Saxiibaday Xidiguu Ka Gadheen Yurub Geenyo. Iyo Sxbkay Nimcaan Hilaac
Inay Debeda Uga Saaraan Kooxda
Waayo Aniguba Dawladii Axmed Siilaanyaan Mucaarid Ku Noqday Kuna Ahay Weli
Dadkayagiina Waxay Ii Arkaan Nin Diinta Ka Baxay
Markaa Hadii Idinkuna Markaa Xamar Tagteen Kooxdiinii Idiin Aragtay Inaa Gaalloowdeen
Waan Soo Dhaweynayaa. Waayo Soomalidu Waxay Ku Maah Maahdaa Guri Gubtay . Guri Gubtay Kama Naxo
Markaa Idunkuna Xamartiinaa Xijista
Ana Xisbigaaygaa Wadani baan Xejisanayaa