berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Kooxdaasi Ka Saaray Fanaaniin Caan Ah , Qaar Kalana Dib Ugu Soo Celiyey
March 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaatiina xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay goor dhaweyd kula hadleen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa .

Image may contain: 13 people, text

 

 

Fanaaniinta xidigaha geesku waxaa ay sheegen in kooxdaasi ay si rasmi ah uga sareen fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku sugneed caasimada Somaliya ee Moqdisho

Sidoo kale Kooxda ayaa waxaa dib loogu soo celiyey fanaanka caanka ah ee Maxamed BK oo mudooyinkan danbe kooxdaas dibada ka ahaa.

Koox Faneedka Xidigaha Geesku may sheegin sababta ay Fanaanada Yurub Genyo uga saareen Kooxda waxse loo fasirtay ama ay umuuqataa inay la Xidhiidho Tagitaanka Fanaanadu ay tagtay Magaalada Muqdisho ee Dalka Somaliya oo ay ilaa hada kusugantahay.

Sidoo kale Kooxda xidigaha geesku marnaba kamay hadlin kooxdana kamay saarin fanaanka Nimcaan Hilaac oo mudooyinkii udanbeeyay heeryada dhigtay magaalada Muqdisho oo ilaa hadana fankiisa halkaas kuwata,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews