Fariin Caafimaad”Bukaanada Qaba Xanuunka Macaanka Oo Lagula Taliyay Inay Habeen Walba Cagoohada Hubiyaan Iyo Sababta.
March 16, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Joornaalka Diabetes Ratgeber oo ka faallooda arrimaha macaanka ayaa dhowaan baahiyey dardaaran ay khubarada caafimaadku kula talinayaan dadka xanuunkan qabaa in ay habeen kasta hurdada ka hor eegaan cagahooda, si ay u hubiyaan bal in nabar yar ama dhaawac uun si u soo gaadhay.