Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Cadeeyey Mowqifka Ay Xidigaha Geesku Ka Taagan Yahiin Qaran Nimada Somaliland
March 16, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax oo mar kale fanaaninta kooxda xidigaha geesku u comaamadeen in uu noqdo gudoomiyaha kooxdaasi ayaa waxaa uu cadeeyey mowqifka ay kooxdaasi ka taagan tahay qaran nimada Somaliland
