MURRASHAXA KULMIYE IYO WEFTIGIISA OO KULAMO LA QAATAY SAFIIRKA JARMALKA EE NAIROBI IYO MADAX KALE
March 16, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaisa:(Berberatoday.com) Waftigii uu hogaaminayay musharaxa xusbiga kulmiye Mujaahid muuse biixi malmahan safar shaqo ku jooga dalka kenya ayaa maanta kulano la yeeshay haayado caalamiya iyo safiiro ay ka mid tahay safiirka dalka jarmalka u fadhiya kenya.
Halkan ka daawo muuqalka warkaa
Kaahmedia /office/ kala so xidhiidh emailka kaahinfo2016@yahoo ama tell: 0634480472