berberatoday.com
Qaabkee Ayay Qandaraasyada Ku Bixisaa ? Maxay Ku Diiday Baanka Soomaaliland Ee Ay Kudooratay Ka Gaarka Looleeyahay?Maxay Ka Qabtaa Xuquuda Dadka Deegaanka?W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
March 16, 2017 - Written by Berbera Today

su’aalahaa iyo qaar kale oo badan waxa iswaydiinaya dadka deegaanka ay ku taal dekeda berbera oo ah salidhiga dhaqaale ee ay somaliland ku dhisantay dadka ku noolina ay isu yaqaanaan dad u huray dhismaha qaranka naf iyo maalba ama ay yihiin sidee ayay ku noqdeen bal ila dhugo
1=waxay wareejiyeen ilaha dhaqaalaha oo shikii tawfiiq ee sheekh lagu heshiiyay in reerwaliba uu masuulka yahay halka uu dego ilaa inta shirwayne qaran laysugu imanayo 1993 taas oo lagu qabtay boorame xukuumadii lagu soo dhisay ayaa lagu wareejiyay
2= lacagtii la soo sameeyay waxa ahaayeen gobolkii ugu horeeyay ee baanka geeyay lacagtoodii ee socodsiiyay shilinka somaliland oo astaan ka mida astaamaha qaranka
3=bakhaarada ku yaala berbera oo ay qabsadeen inamadii jabhada ahaa ee faqashta wadanka ka saaray xukuumadu waxay ka codsatay in ay ku soo wareejiyaan taas oo aan gobolada kale ka dhicin e odayo waayani ay ka iibiyeen ganacsatada jabhadna hadalkeeda rèer berbera way wareejiyeen waxa laga kireeyay ganacsatada oo xukuumadu ka hesho dhaqaale malaa waabay xaraashiye

hadaba dadkii si soomalind in ay dhisanto maalkoodii u huray ee aaminay baanka qaranka ee dhaqaalahoodii uu baabi i yay sixir bararkìi ay la kulantay bedelaadii lacagta ama dhismahan qaranka cashuurta bixiyay ayaa kii laalushka loo siinayay ee diiday lacagta qarankan ee baabi iyay qiimaha shilanka ayaa maanta idaacadaha ka caaya
waxan xasuustaa ninka layidhaahdo buurmadaw iyo koox ay adhiga wada dhoofin jireen in ay adhigoodii ka rareen maakhir ama xiis iyo maydh taas oo ay uga jeedeen cashuur diid hada waa ninka ugu aflagaadadabadan ku cashuur bixiyayasha ahaa ee aaminay baanka
hadaba maanta ma baankii dhismihiisa uu ku baxay waxaas oo dhaqaala ah ayaanu aqbalaynaa Dpw in ay tidhaahdo ma aqoonsanin ee kaa dhiigshiil ayaan la macaamilayaa
ma lacagtii dad aad u badan ay hirgelinteeda ku kaceen ayaan Dpw ka aqbalaynaa habeenwalba lacagta dekeda ka soo baxda waan sarifayaa oo xitaa mushaharka waxaan ku dirayaa Edahab hadaanad lacagta wadanka aqoonsanay ama baanka sidee ayaanu u aqoonsanaynaa Dpw
qandaraasyadan ay sida qarsoodiga ah u siinayso kooxda isku reerka ah ee lagu maalgeliyay lacagtii xaquqalinka ahayd ee DPW ay bixisay shikad ma noqonaysaa shikad caalamiya mise waa shikad qawlaysata ah oo qawlaysato kale qoratay

dadkii deegaanka gobolka saaxil hadaanu nahay waxaanu cod dheer ku sheegaynaa in aanaan sinaba u aqbalayn waxaanu khaq u leenahay oo cidkale looga faa idaynayo
waxaanu ixtiraamaynaa qaranimada somalilnd
iyo wax wadalahaanshaha iyo isdhexgalka shacabka s.land
laakii macnaheedu maaha xuquudiina ku waaya ama haydinwaasiiso xukuumadii aan dooranay ee dadku wadalahaa oo heshiiyo cid gaara looga faaidaynayo iyo shirkado magaca mooyaane reersaaxil ay u yaqaanaan ASMA CODAY
dadka reer saaxil hadaanunahay ha nalaqanciyo
ali osman ali guray berbra

 

Image may contain: sky and outdoorImage may contain: 1 person, standing and wedding
wabilaahi tawfiiq dulmidiidka ALLAW GUULEE
AAMIIN
W/Q Cali Guray
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews