berberatoday.com
XISBIGA KULMIYE LAANTIISA FINLAND OO XILAL CUSUB MAGACAABAY
March 16, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Warsaxaadeed  uusoo saaray Xisbiga Kulmiye laantiisa Finalnd isla markaana uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha laantaasi ayaa lagu sheegay magacaabista Xubno Cusub oo loo magacaabay garabka haweenka Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland, iyadoo sida muuqatay baryahanba hogaanka laana Kulmiye ee Finland ay wadeen dedaalo waaweyn oo qayb ka ah Guusha uu doonayo xisbiga Kulmiye inuu marlabaad xaqiijiyo si uu hogaanka talada Dalka usii hayo, warsaxaadeedkaasina wuxu u dhignaa sidan.

 

Ku: Mulki Mohamed Hassan = Helsinki =Finland
Ku: Ifraax Mohamed Osman = Helsinki =Finland

Ku: Tufaax Ali Dubad = Helsinki =Finland
Ku: Ayaan Hussein Abdi = Espoo=Finland

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE  Laanta Finland  =Helsinki

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE    =Hargeisa

 

Ujeeddo: Magacaabista  Xilalka hoos ku qoran

Kadib markii aan arkay muhiimadda xilalkan  Garabka Haweenka Heer Laameed  u leeyihiin habsami-u-socodka iyo dar-dargalinta hawlaha xisbiga,

Markii aan arkay soojeedinta Guddiga Fulinta Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland

Markii aan tixgaliyay Baahida loo qabo buuxinta jagooyinka banaanaa ee garabka haweenka

Markii aan tixgaliyay soo soojeedinta Gudoomiyaha garabka haweenka

 waxaan u magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan.

1. Marwo Mulki Mohamed Hassan – In maanta laga bilaabo ay ahaato Gudoomiye/kuxigeenka garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland
2.Marwo Ifraax Mohamed Osman– In maanta laga bilaabo ay ahaato Xoghayaha garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland

3. Marwo Tufaax Ali Dubad – In maanta laga bilaabo ay ahaato Gudoomiyaha abaabulka iyo wacyigalinta garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland
 4.Marwo Ayaan Hussein Abdi– In maanta laga bilaabo ahaato Gudoomiyaha xidiidhka Gobolada garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland

Waxan usoo jeedinayaa dhamaanba taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland iyo Hogaankuba inay si hufan ula shaqeeyaan Xubnahan cusub si aynu uga midho dhalino hadafkeena Guud, sidoo kale  waxan u rajaynayaa xubnaha cusub in Alle k asturo xilka iyo masuuliyadda ay qaadeen.

ALLAA MAHAD LEH

Ahmed Abdilaahi Khaliif
 ______________________________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Laanta Finland
Email: kulmiyefinland@hotmail.com
Telephone: +358466375012
 Helsinki,Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews