XIDIGAHA GEESKII AFRICA een labaxnay markii horeba sax ma ahayn oo BOORAMA IYO HARGAYSA IYO BURCO ayaa noo ahaa geeska Africa isla halkii unbay kusoo noqotay oo waliba HALMAGAALO AH W/q Nimcaan Hilaac
March 17, 2017 - Written by Berbera Today
WALEE FANKAYGU QABIIL MAGAYO MANA GALO SIYAASAD
Laabsaalax inmudo ah ayuu ku taamayay inuu MUSRSAL iyo BK kasaaro kooxda wayna u suura gashay oo anaga ayaa garab kusiinay Hadana wuxuu bilaabay inuu YURUB kasaaro oo waan kadiidnay
BALSE maanta wuxuu fursad ku helay kooxdii iyo madaxtooyadii oo wada socda uuna ku guulaystay
Balse GEESKII AFRICA een labaxnay markii horeba sax ma ahayn oo BOORAMA IYO HARGAYSA IYO BURCO ayaa noo ahaa geeska Africa isla halkii unbay kusoo noqotay oo waliba HALMAGAALO AH
allah ituso isagoo hargaysa dhaafay.
Aniga nimcaan ahaan 2 years ayaan kasoo maqanahay Baladkaasi 1 Day fankaygu qabiil galimaayo #SHACABKAYGAWAANJECLAHAY