berberatoday.com
Umalayn Maayo Umada Ku Dhaqan Gobolada Bariga Soomaliland Haday Inuun Damiir Leeyihiin Inay Codkood Dib Usiinayaan Xisbiga Kulmiye Ee Iminka Talada Haya W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
March 17, 2017 - Written by Berbera Today

Caawa Waxaan Ku Suganahay Gobolka Togdheer Magaala Madaxdiisa Burco

Qofkii Damiir Leh Ee Udhashay Gobolka Togdheer Ee Caawa Joogi Lahaa Waxaan Hubaa In Ilmadu Ama Oohintu Jilbaha Ka Di,lahayd

Waayo Gurigaad Ilbaabkiisa Garaacdaba Waxaad Arkaysaa Xaayn Yar Oo Adhiya Oo Deyrkiisa Ku Xaraysan
Markaad Hore U Dhaaftana Waxaad Arkaysaa Dad Diifaysan Oo Ku Moodaya Dawladii Wadanka Haysatey
Markaasuu Kuu Waramayaa Inuu Ka Yimi Tuulo Hebla Oo Xoolihiisii Intaasi Ka Nooshay ….oooh
Waxaad Dareemaysaa in Gudidii Abaaraha Iyo Dawladuba Sanka Ka Qabsadeen Gobolada Bariga Soomaliland

Iyadoo Awelba Laga Dhigay Burco Xaafad Kunool Biilka Qurba Joogtoodu Soo Diraan Ayaa Iminkana Waxaa Usii Dheer Abaar Adhaxda Iyo Oofaa Isu Keentay Dad Iyo Duunyaba

Umalayn Maayo Umada Ku Dhaqan Gobolada Bariga Soomaliland Haday Inuun Damiir Leeyihiin Inay Codkood Dib Usiinayaan Xisbiga Kulmiye Ee Iminka Talada Haya

Ilaahoow Adigaa Qaniyee Umadaada Abaarta Baahday Ka Jebe
Ilaahoow Rabiyoow Gacmahaanu Ku Hoos Hoorsanaynaaye Dhibka Iyo Abaarta Naga Dul Qaad Amiin Aamiin Yaa Allaah

 

 

W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed

Burco/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews