Halkan Ka Akhriso Qeyb Kamida Dadkii Ku Geeriyooday Iyo Kuwii Ku Dhaawacmay Gantaalkii Lagu Dhuftay Doontii Ay Saarnaayeen Ee Yeman Ka Baxday+Daawo Sawiro
March 18, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Halka Ka akhriso qeyb kamida dadkii Somaliyeed ee ku geeriyooday iyo Kuwii ku dhaawacmay doontii Yeman ka Baxaday ee Ciidamada Isbaahaysiga huwanta Carbeed Gantaalka sida arxan darada ah ugu gumaadeen.

1:Deeq Mahad Faarax oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
2:Xafsa Cumar Daroor oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)
3:Ayaan Maxamed oo kasoo jeeda Laascaanood (Dhimasho)