Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Cali Shire Oo Mar Kale Gacantiisa Ku Sadqeeyey Mid Ka Mid Ah Goobaha Somaliland Ugu Qaalisan , Saxeexayna Heshiiska Saldhiga Ciidan Ee Berbera
March 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire
ayaa waxaa uu markii labaad gacantiisa ku sadqeeyey goob kale oo ka mid ah goobaha ugu qaalisan deeganada Somaliland
Wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu maanta gacantiisa ku saxeexay heshiiska Saldhiga Militry ee dawlada Somaliland la soo gashey dalka Imaraadka kaas oo muran ka taagan yahay gudaha iyo dibada dalka ba
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/HHt4gxv90Y8?t=114