berberatoday.com
Kadi Fulaynimo Fay ma Ka tidhi Ina Cumar ( dadku maanta waxay ugu Yedhaan Maxamed Amiin) Waxaan Garanayaa isagoo Pharmarcy Yar furtay oo mowliid Osman ( Dacar) yidhaahda saxiib I kaalay aad dawooyinka I Bartide.W/Q MalaaqYasin Nirig HajiSaed
March 19, 2017 - Written by Berbera Today

Kadi Fulaynimo Fay ma Ka tidhi Ina Cumar ( dadku maanta waxay ugu Yedhaan Maxamed Amiin) Waxaan Garanayaa isagoo Pharmarcy Yar furtay oo mowliid Osman ( Dacar) yidhaahda saxiib I kaalay aad dawooyinka I Bartide.

Ina Cumar Hore ayuu Ugu Baadbaaday Sharci jabin waa qof meel walba ka daya manfac sida isagon Garayn Dawooyin u Furtay Farmasiga ayuu isku Sharaxay was la DoortAy, Doqoni ka nasiib Wacane rag oo Aqoon leh ayaa GOLAHA Kula Jira wuxuu Nasiib u Helay inuu Noqdo Mayorka Magalada Qurux Badan Ee Gabiley.

Ina Cumar Dheere kumuu Kalsoonaan Dadkii DoortAy Xisbigii uu Ka Soo Baxay, muu Doonayn inuu wajiibkiisa OO Sax ah guto isagoo Macaash Doona Sida Shirkada Dahabshiil iyo Telesom ayuu fekeray wuxu Caqligiisu siiyey sidii UU Kursiga Ugu Fadhi lahaa una Xadi lahaa kuwii DoortAy wuxuu ku Dhaqaaqay inuu Ka Baxay Xisbigii laga DoortAy OO KU Biiray xisbiga KULMIYE.

MAANTA Ina Cumar Dheere WUXUU ka wabiyey in MUSE Biixi u Hiiliyo oo Xaqdaro ugu hiiluyo oo Xeer Jabin Waxa ku Dhacay cudurka ina Xaashi we an u Bixiyey ( lama Filaan).

Tan iyo Markii Dacwada ka dhan ah Uu Bilaabay Faysal Cilaaj wuu Dawaqay xataa odayaal leh OO Qabyaalad iyo QUDHUN KU Hadlayaa oo leh NEW UCID ayaan u ahayn.

DADKAN Somaliland ku nool waa dad nasiib Badan was Dad JILICSAN wa dad Foqoro ah OO duruufo Badan ka Soo Gudbay.

MUSE Biixi shay AYey dadku ka aaminsanyihiin inuu Sharciga Ka Shaqaynsiin doono MAANTA HADUU SHARCI Daro Faysal Cilaajo ka Hiiluyo ina Cumar Dheere u Hiiliyo, Hamigiisa Me Gaadhayo. Nin inkaartii Shacabkiisu Hayso oo ilaahay Cilaaj nasteexo uga Soo dhigay.

N.B Ina Cumar Dheere Hadli la Bedelo wiilo HB ah ayaa Soo Buuxinaya.

Insha Allaah aynu Eegno intuu laaluush ku Bixiyey IYO Intuu Xoghayuhu Ka Qaatay Adna Qaado ana isii ka hor Dacwadaada Xaajadu Sidaa ma ahayn.

Image may contain: 1 person
Image may contain: 5 people
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews