
Daawo, BerberaTV: Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Iyo Mar labaad Silsiladii Miimley Iyo Maansada “Miyir Sida” oo u Curiyey. “Miiratada Dhaqaalaha, Madhisee Dhameysiyo Madaxtooyo Caashaqu yaanu Mooli kugu Riddin. Ninka Maqasha ka Xadda Marmarsiiyo haw Tolin, Waad Cunin Macaankee Murdiya ha Daaficin”.