Fanaanada Yurub Geenyo Si Kulul Ugu Jawaabtey Kooxda Xidagaha Geeska Oo Sheegay In Ay Kooxda Ka Sareen Fanaaniin Ay Ka Mid Tahay .
March 20, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Fanaanada Yurub Maxamed Cabdi Geenyo ayaa waxaa ay si kulul ugu jawaabtey kooxda xidigaha geeska oo sheegay in afar fanaan oo ay ka mid tahay ka sareen kooxda

Yurub Geenyo oo hada ku sugan magaalada Moqdisho waxaa ay sheegtay in aanay xidigaha geeska dhexdooda aanay fanaanin ku aheyn balse ay horteeda iyo iminka ba ay fanaanin noqonayaan , isla markaana aanay go,aankaas fanaanintani waxba u noqon doonin