Daawo Muuqalka”Dooxa Hargeysa Oo Lagu Qabtey Laba Nin Oo Neef Sac Ah Oo Bakhtiyey Haraga Kaga Saaraya Si Ay Suuqa Ugu Iib Geeyaan
March 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu qabtey laba Nin oo neef sac ah oo bakhtiyey haraga kaga saaraya isla markaana la sheegay in ay damacsanayeen in hilibkiisa suuqa u iib geeyaan