berberatoday.com
Xildhibaano Ka Badan 40- Muddane Oo Kamid Noqday Golaha Wasiirada Cusub Ee Somaliya
March 21, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada, Waxaana Xukuumada cusub uu ku dhawaqaay ay ka kooban tahay 68- ruux oo isugu jira Wasiiro, Wasiiru-Dowlayaal iyo Wasiiro kuxigeeno.

 

Xukuumada cusub waxaa inta badan laga soo dhax xulay Xildhibaanada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Xildhibaanada kamidka noqday golaha Wasiirada cusub tiradooda ay gaadheysaa 41-Xildhibaan.

Golaha Wasiirada Soomaaliya waxaa sidoo kale ku jira Xubno wasiiro horey uga soo noqday Xukuumadihii kala duwanaa ee dalka soo maray, waxaa sidoo kale Wasiirada ku jira xubno siyaasada ku cusub iyo xubno Safiiro ahaa.

Xildhibaanada Wasiirada Noqday

1- Xildhibaan Dr Iimaan Cabdulaahi Cali

2-Xildhibaan Dr Cabdirxamaan Ducaale Bayle

3-Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac

4-Xildhibaan Sheekh Nuur Maxamed Xasan

5-Xildhibaan Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji

6-Xildhibaan Eng, C/Rashiid Maxamed Axmed

7-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow

8-Xildhibaan Siciid Xuseen Ciid

9- Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye

10-Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac

11-Xildhibaan Prof Saalim Caliyoow Ibrow

Xildhibaanada noqday Wasiiru-Dowlayaal

1-Xildhibaan Cabdicasii Xasan Laftagareen

2-Xildhibaan C/Qaadir Cali Bagdaadi

3-Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa

4-Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim

5-Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen

6-Xildhibaan C/Raxmaan Kulmiye Xirsi

7-Xildhibaan C/Raxmaan Maxamuud Jaabiri

8-Xildhibaan C/Laahi Bille Nuur

Xildhibaanada noqday Wasiir kuxigeeno

1- Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow

2-Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed

3-Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble

4-Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed

5-Xildhibaan Dr Xuseen Cabdi Cilmi

6-Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur

7-Xildhibaan Cismaan Maxamed Daallo

8-Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble

9-Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow

10-Xildhibaan Xaamud Cali Xasan

11-Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye

12-Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil

13-Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar

14-Xildhibaan C/Naasir Siciid Muuse

15-Xildhibaan C/Kariin Khaliif Dhalac

16-Xuseen Cismaan Xuseen

17-Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow

18-Xildhibaan Axmed Cumar Isloow

19-Xildhibaan C/Raxmaan Iidaan Yoonis

20-Xildhibaan Cabdi Casiiz Armaan

21-Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim

22-Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews