berberatoday.com
MA NIDAAMKII SHUUCIYADA AYEY SOMALILAND QAADATAY!!!!!??W/Q GUDOOMIYAHA MUSHARIXIINTA GOLAHA WAKIILADA AADAM JAAMAC CABDILLAHI
March 22, 2017 - Written by Berbera Today

MA NIDAAMKII SHUUCIYADA AYEY SOMALILAND QAADATAY!!!!!??

Waxa North Kuuriya kajirta in Magaca madaxweynaha Qofna Loo Bixin Karin
Telefishinka Rasmiga ah ee Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay bishii Decemeber horaanteedii sanadkii 2014 , in amar ka soo baxay dawlada uu farayo muwaadiniinta dalkaasi ee isku magac yihiiin madaxweynaha inay si dhakhso ah magacaasi isaga bedelaan lana baxaan magac kale oo aan ahayn kan madaxweynaha.
Waxa kale oo dawladdu amartay bulshada in caruurta dhalata aan loo bixin Karin magaca aabaha iyo awowga madaxweynaha hadda xilka haya. Iyadoo caruurta dhalata laga mamnuucay in loo bixiyon magic madaxweynah, kan aabihii iyo ka awowgii midkoodna.
Hay’adaha dawladda ayaa lagu amray inay dadka magacooda bedelay ka caawiyaan waraaqaaha documentiga ah ee ay hore u lahaayeen. Dalka Kuuriya lama ogola qof loogu yeedho magaca Kim Jong-unoo ah kan madaxweynaha. Dadka aan bedelin ayaa la kulmi doona iyaguna ciqaab adag.
Hadaba ayaamahan waxa mediayaha kubadan nin macalin ah oo lagu xidhay maxwaynaha ayaad lamagac noqotay!. Taasi darteed miyeynaan odhan karin SOMALILAND WAXAY CAGTA SAARTAY WADADII SHUUCIYADA!!?bal adba !

 

W/Q Gudoomiyaha Musharixiinta Golaha Wakiilada

Xildhibaan Aadam Jaamac Cabdillahi

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews