Maxaad Ka Ogtahay Madaxweynihii Carbeed Ee Dadkiisa Ka Mamnuucay Inay Soomaan Bisha Ramadaan?Dalkee Ayuu Xukumaayay”Muuqaalkan Ka Daawo
March 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Tunis Xabiib Burqiina ayaa sannadkii 1961 waxaa uu bulshadiisa ugu baaqey in aanay soomin bisha ramadaan ka dib markii uu isagu ka dhex muuqdey fagaarasha isaga oo aan soomanen
Balse waxaa talabaadasi aad uga hor yimid mustigii guud ee dalkaasi taas oo ay bulshadiina ay ku taageertay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ArFkq1-XkzY
Berberatoday.com