berberatoday.com
“Wasiirkii Lagu Ogaado Inuu Sirta Qaranka Bixiyo Shaqada ayaa Laga Ceyrin Doonaan”Rasysal Wasaaraha dawlada Xamar Xasan Cali Khayre
March 22, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay soo magacabay golihiisa Wasiirada oo muddoo la sugayay ayaa sheegay in tirakoob lagu sameyn doono hantida ay leeyihiin Wasiirada cusub, hadii ay tahay guurto iyo ma guurto.

xasan cali

Xasan Cali kheyre Raisulwasaaraaha Xukuumadda Soomaliya ayaa sheegay in isla xisaabtanka laga bilaabo doono isaga iyo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

“Qofka Wasiirka ah waxaa uu buuxinayaa shax la xidhiidha caddeynta hantidiisa guurtada iyo ma guurtada, Waxaa kaloo laga saxiixi doonaa qoraal ku wajahan mas’uuliyadda iyo waajibaadka wasaarad walba, waxaa kaloo uu saxiixi doonaa wasiirka ama wasiiradda waajibaadka qarinta xogta iyo sirta qaranka”ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in wasiirkii lagu ogaado in inuu sirta qaranka bixiyo, ay Xukuumadda uu madax u yahay ay shaqada ka ceydhin doonto.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews