Markab Saddex Sanno Ka Hor Badda Ku Degay Oo La Soo Saarey Iyo Dalka Laga Lahaa Iyo Halka La Geyn Doono+Daawo Sawirada
March 23, 2017 - Written by Berbera Today
South Korea(Berberatoday.com)-Markab ayaa waxaa laga soo saaray gudaha badda saddex sano kaddib markii uu degay, shilkaasi ayaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay musiibooyinkii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca Kuuriyada Koonfureed.
