Wasiir Sacad Cali Shire Oo Si Cad U Sheegay In Heshiiskii Somaliland Iyo Dp World Aanu Aheyn Mid Sax Ah Balse Uu Ahaa Mid Carab Laad-laadin Ah
March 23, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in heshiiskii Somaliland ay dhawaan la soo gashey shirkada maamulkeeda lagu wareejiyey dekada Berbera ee Dp World aanu aheyn Mid sax balse uu yahay mid carab laadlaadin ah .
