Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo U Jawaabay Fanaaniinta Yurub Geenyo, Nimcaan Hilaac Iyo Hodan Cabdiraxmaan Oo Eedo Usoo Jeediyay Abwaanka
March 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Laabsaalax gudoomiyaha kooxda xidigaha Geeska ayaa waxaa uu ka hadley sababta kooxdaasi looga saaray faanaaninta Yurub Geenyo , Nimaac Hilaac , Hodan Cabdiraxmaan iyo Yuusuf Hanad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/kPqYCWQZ928?t=45
Berberatoday.com