berberatoday.com
Doon Siday Tahriibayaal Oo Ku Dagtay Badda Liibiya Iyo Talyaaniga U Dhaxeysa Iyo Tirada Dhimashada
March 24, 2017 - Written by Berbera Today

Italy(Berberatoday.com)-In kabadan 200 oo muhaaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen doon ku dagtay xeebaha badda Liibiya, sida ay sheegtay hay’ad gargaar oo Dalka Spain laga leeyahay.

Image result for Tahriibayaal

Hay’adda Proactiva Open Arms oo ka shaqaysa samato bixinta dadka badaha ku safra ayaa heshay 5 mayd oo sabaynaya meel aan ka fogayn labo doomood oo dagay kuwaas mid kasta ay qaadi karto ilaa 100 ruux.

 

Laura Lanuza oo ka tirsan kooxdii maydadka heshay ayaa sheegtay in shanta ruux ee ay ka soo saareen badda Mediterranean ay ahaayeen dhallinyaro ay u muuqato ay badda ku qarqameen.

 

 

Lanuza waxay sheegtay in laga yaabo in ay dhinteen ugu yaraan 240 ruux maadaama dadka wax tahriibiya ay inta badan buux dhaafiyaan doomaha.

Afhayeen u hadlay ciidammada ilaalada xeebaha ee Talyaaniga oo isku dubarida samatobixinta ayaa xaqiijiyay maydadka shanta ruux.

Laakiin BBC-da ayuu u sheegay in aysan qiyaasi karin tirada dhimashada isla markaasna aysan soo gaarin wax codsi ah oo lagaga dalbaday gurmad oo ka soo gaadhay doomo.

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews