berberatoday.com
WARBIXIN AAN KA QORAY DHACDO ARGAGAX BADAN OO MAANTA KA DHACDAY MAGAALADDA LAASCAANOOD. W/Q XAMSE DARWIISH
March 24, 2017 - Written by Berbera Today

Waxaa Maanta Xili Duhur Nimaadkii Ay Ku Beegnayd Koonaha Bari Ee Magaaladda Laascaanood Gaar Ahaan Taagadda Udhaxaysa Koontaroolka Bari Iyo Kala Jeexa Gaar Ahaan Kasoo Horjeedka Ateenka Dheer Ee Shirkadda Telesom Ee Saaran Taagada Horteeda,

Waxaa Laga Helay Meel Ka Baxsan Wax Yar Laamiga Gaadhi Nooca Loo Yaqaan Iska Rogdda Oo Taagan Kaasi Oo Baabuur Badani Ku Dhaaftay Meesha Isagoo Taagan,

Gaadhiga Waxaa Gudihiisa Ku Jiray Nin Mayd Ah Ayna Ku Yaalaan Xabaddo Kama aysan muuqan gaadhiga wax rasaas ah oo lagu ridey Lama Garnayo Dilka Ninkan Cida Ka Dambaysay,

saraakiisha Ciidamadda Gobolka Sool Ayaa Ilaa Iyo Hada Wada Baadhis Ku Aadan Dilkan Cida Fulisay Waxaa Goobta Laga Helay Qori Gaadhiga Gudihiisa Laga Helay Iyo Mobile Bilaa Simcard Ah Oo Geed Agtiisa Laga Helay,

Waxaa Xusid Mudan Ciidanka Amaaanka ayaa gacanta kusoo dhigay Mid Kamida Ilaaladda Ateenka Dheer Ee Shirkadda Telesom Oo Gaadhiga Maydku Saaran Yahay Agtiisa Uu Yaalay Isagoona Sheegay In Uu Maqlayay Dhawaaqa Rasaasta Dhacaysa Balse Uusan Usoo Bixin Waxaana Lagu Qabtay Odeygaasi Ilaaladda Ah Qori Uu Sheegay Inuu Goobta Uu Ilaaladda Ka Yahay Gaadhka Kaga Hayn Jiray,

Dhacdan Ayaa Ah Mid Murug Xambaarsan Isla Markaana Aan Horey Uga Dhicin Guud Ahaanba G/sool Waxaana ay noqotay mid walwal badan ku abuurtay bulshadda G/sool Oo ka Argagaxay Arinta Noocan ah.

Xamse darwiish
Laascaanood

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews