berberatoday.com
OGAYSIIS Hadii Hunguri Kaa Hayo Isku Shaandheynta Soo Socota Ood Weliba Wasiir Doonayso Waa In CVgaaga Ay Ku Qornaadaan Qodobada Hoos Ku Xusani W/Q Maxamud Xuseen Halwed
March 25, 2017 - Written by Berbera Today

OGAYSIIS Hadii Hunguri Kaa Hayo Isku Shaandheynta Soo Socota Ood Weliba Wasiir Doonayso Waa In CVga. ay Ku Qornaadaan Qodobada Hoos Ku Xusan

 

1 Waa Inaanu Lahayn Saxiib Fiican Oo Wax Ka Fahmaya Xaalada Maanta 2- Waa Inaanu Isagu Fiicnaan U Dhalan 3- waa In Xaaskiisa Iyo Caruurtiisu Mareykan Ama Yurub Joogaan 4- Waa In Uu Bisha Hore Soo Ijaartaa Guri Kiradiisu Tahay 800$ 5- waa Inuu 6 Bilood Kudahood Guri Ku Dhistaa 6- Waan Inuu Caaqilka Ama Suldaanka Beeshiisa Uu Isagu Gacanta Ku Hayaa 7- Waa In Caruurta Ay Walaalaha Yihiin Ee Jaamacadaa Wadanka Ka Baxay Ay Tahriibaan. Markuu Wasiirka Noqdo 8- waa Inaanu Waxba U Qaban Degaanada uu Kasoo Jeedo 9- waa In Gurigiisa Laga Daawadaa Tvga Qaranka Oo Keliya 10-Waa In Uu Subaxii Akhristaa Jaraaidka Dawladu Ogoshahay Sida . Sahan . Hubaal. Jamuuriya Saxafi . Saxansaxo . Dawan. Himilo 11-Waa Inuu Subaxa Khamiista Ee Shirka Wasiirada Kasoo Horjeestaa Wasiirka Madaxtooyada Isagoo Wejigiisa Qiiro Ka Muuqato Jacayl Uu U Qabo Dawlada 12- Waa Inuu 2 Bilood Gudohood Macdarka Kaga Soo Qaataa Gaadhi 24,000$

 

 

W/Q Maxamud Xuseen Halwed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews